Buuggan oo la yiraahdo dhaqaalaha saboolka, “Poor Economics” oo aan akhriyey 12 sannadood kahor ayaan maanta dib u fiirshay faham qorkii aan ka sameyey akhrintiisa. Buuggan oo ka dhashay cilmi baadhis ay sameeyeen labada qoraa oo dhaqaale yahanno ah, waxa ay derseen sababta waddamada qaarna u kobcaan dhaqaale ahaan; qaarna saboolka u yihiin. Shantan gabogabo ayay ku soo ururiyeen cilmi baadhistoodii iyo lafagur kii ay ku sameeyeen oo tilmaan buuxda kaa siinaya duruufaha dadka saboolka ah oo intooda badanna aynu Markhaati ka nahay: Download