Bugga "Yoolasha Horumar Waara"
Horumar waara ama xasillooni waxa uu ahaa hiigsi iyo aragti adduunyada
dhex wareegayey nus-qarnigii ina dhaafay, mana ay sahlanayn in qorshe
iyo qaabraac lagaga midho dhaliyo loo sameeyo.